Team uu hogaminayo Madaxa Dabagalka iyo Kormerka ee Komishinka Cabashoyinka DDS. Mudane Saacid Maxamed Cali ayaa waxay kormer ku samayn doonan 14 dugsi oo aay cabasho ka jirto iyagoo saaka 3 sadax kamid ah soo maray waxaay rajaynayaa in aay soo xalin doonan wixii daldalo ka jira qaybta waxbarashada iyo cabashada aay qaban xaqlayasha iskuulada.


