Teamka Dabagalka iyo Taakuleynta Heer Gobol ee Degmada Mubarak

Team ka Socda Heer Gobol ee Ku qoran Degmada mubarak ayaa Maanta Soo kormeeray Barnamijka dalag iyo daryeel ayaa meel fiican maraya taasoo laga midho dhalinayo wax soo saarka beeraha. Alxamdulilaah Waxsoosaarka Beeraha Qabalaha Baabataka ee Degmada Mubaarak Sannadkan shacabku wuxuna beerten gabbaldayaha ama sunfulwer iyo dalaga kala duwan. Waxay beer kusiiso bahda kuma siiso …

Teamka Dabagalka iyo Taakuleynta Heer Gobol ee Degmada Mubarak Read More »

Wargelin 1

u dhiibo cabashadada kuna so gudbiso number ka gaban ee 8116 iyo email ka srsgrml@gmail.com

Ogaysiis

u dhiibo cabashadada kuna so gudbiso number ka gaban ee 8116 iyo email ka srsgrml@gmail.com

Wargelin

u dhiibo cabashadada kuna so gudbiso number ka gaban ee 8116 iyo email ka srsgrml@gmail.com

Kormeerida 14 Dugsi oo ay Cabasho Ka Jirto

Team uu hogaminayo Madaxa Dabagalka iyo Kormerka ee Komishinka Cabashoyinka DDS. Mudane Saacid Maxamed Cali ayaa waxay kormer ku samayn doonan 14 dugsi oo aay cabasho ka jirto iyagoo saaka 3 sadax kamid ah soo maray waxaay rajaynayaa in aay soo xalin doonan wixii daldalo ka jira qaybta waxbarashada iyo cabashada aay qaban xaqlayasha iskuulada.

Scroll to Top