Vision
“To see the environmental statement needs to be fully implemented and complaint and complaints procedures based on scientific research to ensure implementation process development, changes and good governance and are community grievance can handle and solved problems.
To also see the sense of belonging and community service payment system benefited balanced and fully applicable to environment.”
Himilada
“In la arko deegaanka soomaalida oo si buuxda loo ga hirgaliyay hanaan cabashooyin oo cilmiyaysan kuna salaysan daraasad lagu xaqjijinayo taabagalinta geedisocodka horumarineed, nabadgalyo iyo maamulka suuban islamarkaan bulshadu ay cabashadooda ku dhiiban karaan, xaliyana dhibaatooyinkooda.
In sidoo kalana la arko bulsho dareen lahaansho leh kana faaiidaysatay hanaan adeeg bixineed oo isu dheelitiran oo si buuxda deegaanka uga hirgalay.”
Mission
Offer of employment services system addressed the problem of reception compliant of Somali community after design new procedures for solving problems to changes in depth to achieve social development and implementation of good governance as well as pleasing to the needs of the public compliant.
Hadafka
“Inla darso dhibaatada hanaanka shaqo ee adeegyada qaabilaada cabashooyinka bulshada deegaanka soomaalida islamarkaana dib loo hindiso hanaan cusub oo xalinaya dhibaatooyinkaas si isbadal qoto dheer looga gaadho horumarka bulshada iyo hirgalinta maamulka suuban sidoo kalana raali galinaya baahida cabasho ee shacabka, waxaa kale oo lagama maar maan ah in toosh lagu ifiyo adeeg bixin kasta oo gaabis ka jiro habka ay bulshada u gaadhayso.
Hadaba haayadaha dawladeed ee adeeg bixiya waa in ay noqdaan kuwo fuliya dhamaan balan qaadayadooda qorshe shaqo.”
