Team ka Socda Heer Gobol ee Ku qoran Degmada mubarak ayaa Maanta Soo kormeeray Barnamijka dalag iyo daryeel ayaa meel fiican maraya taasoo laga midho dhalinayo wax soo saarka beeraha. Alxamdulilaah Waxsoosaarka Beeraha Qabalaha Baabataka ee Degmada Mubaarak Sannadkan shacabku wuxuna beerten gabbaldayaha ama sunfulwer iyo dalaga kala duwan. Waxay beer kusiiso bahda kuma siiso Xafiiska Beeraha Degmada Mubaarak ee Gobolka Daawa
