Khibrad Wadaag | Addis Ababa

Team aay hogaaminayso komishineerka koomishinka cabashooyinka DR Ifrah Maxamud Xusen ayaa khibrad wadaag u aaday magala madaxda dalka Addis ababa iyagoo lakulmay masuliyiinta mamulka magalada addisababa halkaasna aay kuwada qaaten wakhti iyo khibrad wadaag.

Kibrad Wadaag | Dabuub & Sidaama

Koox uu Hogaaminayo komishineer ku xigeenka koomishinka cabashooyinka Mudane Siidow Isaaq ayaaa khibrad wadaag u tagay casimada Deegaanka Koonfurta iyo Sidhaamada.Kooxdaas oo lakulmay labada deegaan sidhaamada iyo dhabuubka ugu danbayna kusoo dhamaaday si habsami leh.

Qiimaynta Xubnaha Unug-aasaasig iyo Unug-hoosaadka

Komishinka Qaabilaada Baadhista iyo Xalinta Cabashooyinka ayaa maanta ay taarikhdu tahay 11/6/2015 uqabtey qiimaynta Xubnaha Unug-Aasaasig iyo Unug-hoosaadka. Waxana hogaminayay komishinerka Komishinka cabashooyinka Marwo Ifraax Maxamed iyo Kuxigeenka Mudane Siidow Isaaq. Shaqaalaha Komishinka Heer Deegaan Qiimeyn Lagu Lafagurey Xubnaha Xisbiga Qiimeynta taasoo ku saabsaneyd xisbinimada loona istaagey shaqsi-shaqsi laguna lafagurey waxii qaldanaa halkas laguna saxayay.

Dhirbeeris |Dhirbaa hoos la hadhsado leh

Dhirbeeristii uu sameyay komishinka qabilada badhista iyo so dhawaynta cabashoyinka d d s oo ugu horeyo komishinka cabashoyinka Dr ifrah maxamud iyo ku xigenkeeda mudane siidow isaak iyo shaqaalaha xafiiska oo wada jir ah ayaa sameyay dhirbeeris baladhan

Scroll to Top