Komishinka Qaabilaada Baadhista iyo Xalinta Cabashooyinka ayaa maanta ay taarikhdu tahay 11/6/2015 uqabtey qiimaynta Xubnaha Unug-Aasaasig iyo Unug-hoosaadka. Waxana hogaminayay komishinerka Komishinka cabashooyinka Marwo Ifraax Maxamed iyo Kuxigeenka Mudane Siidow Isaaq.
Shaqaalaha Komishinka Heer Deegaan Qiimeyn Lagu Lafagurey Xubnaha Xisbiga Qiimeynta taasoo ku saabsaneyd xisbinimada loona istaagey shaqsi-shaqsi laguna lafagurey waxii qaldanaa halkas laguna saxayay.


