Shirka Unug-aasaasiga iyo Unug-Hoosaadka Xisbiga

Waxaa saaka ka qabsomay xafiska kumishinka cabashooyinka DDS shirkii cadad u aha ee Unug_aasaasiga iyo Unug_Hoosaadka Xisbiga Shir kaas oo uu ajanduhu ahaa si xoojinta ,adkaynta iyo hurumarinta howlaha shaqada ee kumishinka iyo iska illalinta wax yaabaha been abuurka ah ee khalkhal galinkara nabada iyo xasilonida deegaanka qofkasta uu ka qaadan lahaaa kaalintiisa waxana Shir gudoonka ahaa kumishineerka komoshinika Dr. Ifraax Maxamuud Xuseen iyo Ku xigeanka Koomishinka Mudane Siidow Isaaq Dayib

Scroll to Top